Miyir Podcast

Miyir Podcast

"Miyir" waa kulan dhegaysi ah oo soo gudbinaya waxkastoo la xidhiidha kasmada iyo fekerka, aragtiyaha iyo kobcintooda si MIYIRIN ah. Waxaannu door weyn oo taagtayada ah ka qaadanaynnaa horumarinta wacyiga bulshadeenna. Falanqeyn, sheekooyin, aragtiyo iyo faallaynta buugtu waa BU'da hawlahayaga aan halkan u yagleelnay!
00:00
00:00

Episodes

17-

Falasafadda Jacaylka || Maalinta Jacaylka Cabdisiciid Cabdi Ismaaciil

14 Feb 2023
16-

Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 2-aad. Dhammaad.

11 Feb 2023
15-

Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 1-aad.

19 Jan 2023
14-

Godka Aflaadoon; kala garashada runta & riyada | Cabdisiciid C. Ismaaciil

15 Jan 2023
13-

KHADRA DAAHIR: Dhool faneed, weelaynta waayaheedii wacnaa

10 Jan 2023